Xildhibaan Maxamed Abiib Waxaan leeyahay Guuxaagaad ka dheeraysay.

Ku soo dhawoow SaqareJournal
0

 xildhibaan guruuje oo la hadlayay xildhibaan maxamed abiib ayaa yidhi



waxan kalmad kooban ugu jawaabayaa hadalkii uu saxaabada ka sii daayay zaxiibkay xildhibaan maxamed abiib, 

hadalkaygan kooban waxa aan u qaybinayaa sadex qaybood.

Q1. waxaan saluugay qaabka uu zaxibkay uga hadlo arimaha ciidamada oo ah qaab qofku marka uu kaligii dhagaysto uu ka dareemi karo tudhaale la'aan ku tiiqtiiqsi iyo ku joogjoogsi marka waxan leeyahay zxpky waad ka baydhay wadadii saxda ahayd ee waxan kugula talinayaa in aad ku soo noqoto

Q2. Waxa weeyi arin uu madaxweynuhuna ka hadlay zxpky maxamed abiibna ka hadlay oo ah arinta difaaca madaniga ah aduunyada oo dhan difaaca madaniga ahi waa ka jiraa difaaca rasmiga ah ee dawladina waa shacabkiisa rasmiga  ama maskaxda ha ku difaacaan ama maal ha ku difaacaan ama muruq bee  marka laga hadlayo tira koobka ciidamada waxa la idhaahdaa wadan walba intaas oo askari buu leeyahay intaasina waa u kayd kaydka ciidamada ee laga hadlayaana maaha askar mushahar qaadatee waa inta gaashaan qaadka ah ee gaadhay da' askari lagu noqon karo wadan walbana waa ay u tira kooban yihiin  distuurka qarankeenana waxa uu sheegayaa in qof kasta uu marka loo baahdo difaaco dalka wadan kasta oo aduunka ku yaalana waa sidaa waxan garan waayay zxpky ha kuu ka keenay looma baahna oo waa qayru dastuuri waxan leeyahay zxpky halkaa anigaa kaaga wayn eh aniga i waydii

Q3. waxan odhan lahaa zxpky oo aad aanu isugu dhawnahay  baryahan oo dhana aan orodkiisa saluug sanaa ( qun yar soco talaabada taw lama yidhaahdee, hana tuurin dhagaxaan adigoon ka taxadarin, kubad laysku taabtiyo waa turub ciyaartuye layskama taraaree tarabuunka haw bixin, hadalkana turxaaniyo tarbiic looma yeelee ha ka tagin tudhaalaha, afartaa tusaaliyo tacliin waaye aan rabo in aan kugu tilmaamee  iga gunud tusaalaha ) 

markaa waxa aan leeyahay zxpky baryahan guuxaagaad ka dheeraynaysee soo baydh arimaha waaweyn ee national securityga ahna si dag dag ah iyo ciyaar ciyaarta ah ha uga jawaabin 


Wabilaahi Tawfiiq

Tags

Post a Comment

0Comments

do leave your comments

Post a Comment (0)