The 100 years of the Jews' madness in the world is over and Ethiopia's desire for the Saylac port is rejected

Ku soo dhawoow SaqareJournal
0
Waxa sii dhammaanaya boqolkii sanno ee halkii marba dhulka lala simi jiray yuhuudda, 
Insha allah waxa dhawaan laga cidhib tiridoonaa dhulka barakaysan ee Falastiin, balse waxa is waydiin mudan dalka marti gelin doona yuhuudda boqolka sanno ee kan xiga. 

Jawaabtu way caddahay, qorshahanna hore ayaaba loosii degay oo welwel lagama qabo, kaliya fulintii ayuunbaa hadhay iyo in boqolkii hore dhammaado. 

Waxa laga yaabaa inay layaab kugu noqoto balse xaqiiqdu waxay tahay dalka xiga ee martigelin doona yuhuudda boqolka sanno ee soo socda inuu yahay Somalia ama Dhulka soomaalida. Waxana arrinkaa iska kaashanayaa kana wada shaqaynaya Maraykan iyo xulafadiisa, Itoobiya iyo Somalida qayb kamida. Qorshahani maaha mid hal mar wada dhacaya ee waa mid aayar aayar u soconaya waana mid aanay dareensanayn dadka soomaalida ahi balse waxyaabo kale loogusoo gabanayo, sidii hore ugu dhacday Falastiin. Ma jirin wax dagaala oo lagusoo qaaday Falastiin markii dhulka lagala wareegayay balse si aayar aayara ayaa loosoo galay illaa lagala wareegay dhulkoodii oo dhan, 
waxana arrinkaa qayb ka ahaa dadka reer Falastiin oo soo dhawayn u sameeyay dadkii masaakiinta lagu sheegayay ee yuhuuda ee xilligaa dhulkooda lasoo dejinayay, maantana waad aragtaa kuwii shalay soo dhawaynayay carruurtoodii baa la laynayaa, raggoodii baa lagu hor gawracayaa, dumarkoodiina waa lagu hor kufsanayaa. Haddaba shalay Israel tabtii ay Falastiin kusoo gashay ayay maanta Itoobiya rabtaa inay kusoo gasho dhulka soomaalida gaar ahaan Saylac. Sidoo kale ha illaawin in (Nabiga Calayhi Salaatu Wassalaam) ayaa inoo sii sheegay in aakhiru samaanka Kacbada la burburin doono,
weliba niman Xabashi ahi ay burburin doonaan. 


Waa macquul in Saylac noqoto meesha ay usii mari doonaan Kacbada. Haddaba haddii aad ka shakisan tahay in arrinkani xaqiiq yahay iyo in kale suaalahan isweydii? 

1-Maxaa xilligan kusoo beegay damacan?

2-Heshiisyada noocan ah yaa wada geli kara? 

3-Maxay itoobiya Saylac ku dooratay ee ay Eritrea u dooran wayday? 

4-Itoobiya weligeed maalgashi ma samaysay mise iyadaaba weli wax loo maalgelinayaa? 

5-Itoobiya wax malala qaybsan karaa se weligeed umado kale wax mala qaybsatay? 

Jawaabtu waa Maya. Itoobiya waxba lalama qaybsan karo weligeedna umado kale waxba lama qaybsan sababtoo ah Sudan iyo Masar oo ah labada dal ee ugu dhow ayay ka xidhatay (Webiga Niil) xaasidnimo iyo nacayb dartii iyadoo diidan in wadamo muslimiin ahi wax la qaybsadaan, maxaad u malaynaysaa iyadoo heshay bado ay wax kasta kalasoo degto. 
Haddaba sidaynu uga hor tegi karnaa maxaase inala gudboon? Waxa inala gudboon: 

1-Inaynu iska saarno iskana fogayno Itoobiyaanka dalkeena kusoo qulqulaya. 
2-Inaynu dawladda kula xisaabtanno dalkeena, cidda aynu wax wadaagayno iyo cidda inoo imanaysaba. 
3-Inaynaan lasoo hadal qaadin wax heshiisana la gelin itoobiya ee aynu inagu isku tashanoo badaheena maalgashano. 
4-Inaynu u caqli celino dadkeena lunsan ee fikirka khaldan laga dhaadhiciyay barnana taariikkdeena iyo halkay Itoobiya ka taagnayd jiritaankeena. 
5-Inaynu ilaashano lana socono dhaqdhaqaaqa iyo wax kasta oo kusoo kordha dhulkeen. 
6-Inaynu ka midaysanaano nacaybka, la dagaalanka iyo iska fogaynta itoobiyaanka sida ay iyaguba uga midaysan yihiin. 
7-Inaynaan soo dhawaysan Itoobiyaan inagoo inagu qabiil ahaan isku xumaynayna. 
Ilaahay haw gargaaro xaqana ha waafajiyo reer Falastiin iyaga iyo wixii muslimaba, inagana imtixaanka haynoo fududeeyo, quluubteena ha mideeyo. 

Qormadan waxa soo diyaariyay A.nasir othman

page ka a.nasir othman oo ku leeyahay facebook:  
https://www.facebook.com/profile.php?id=100081932538325

Tags

Post a Comment

0Comments

do leave your comments

Post a Comment (0)