The Jews Again Carried Out Bombing Attacks In The West Bank of Gaza!!

Ku soo dhawoow SaqareJournal
0

 Yahuuda oo markale weeraro duqayma ah ka gaysatay daanta galbeed ee Qaza !!

weerar cusub ayaa ay yahuudu ku qaaday qaza halkaas oo ay ku dishay dad rayid ah oo falastiiniyiin ah dadka ayaa lagu dilay intii uu socday hawl galka ciidamada yahuudu ay ka fulinayaan xeryaha qaxoontiga ee nuur-shamsi sida ay ku waran tahay hay'ada qaxoontiga ee arimaha falastiin.

wararka ka soo baxaya hay'ada ayaa lagu sheegay in hal askari oo fastiini ah lagu dilay sidoo kalena qaar kale ay ku dhaawacmeen, daanta galbeed ee la haysto ayaa waxa ku nool 3 malyan oo falastiiniyiin ah.

sanadkan waxa uu ahaa kii ugu dhimashada badnaa falastiiniyiinta ku nool daanta galbeed ee la haysto iyo bariga qudus waxana lagu dilay 270 qof kuwaasi oo 82 kamid ahna la dilay ka dib weerarkii xamaas ay ku qaaday yahuuda 7 october 20223 

iyada oo ay yahuudu wado weerarada cirka ah ee magaalada qaza ayaa kumanaan ka mid ah dadka maraykanka ku nool waxa ay isugu soo baxeen banaan baxyo ay ku taageerayaan dadka falastiiniyiinta ah.

sida ay wararku sheegayaan yahuudu waxa ay beegsanaysaa guryaha bulshada iyo cusbitaalada iyaga oo ku andacoonaya in ay beegsanayaan meel ay ku dhuumaalaysanayaan ururka xamaas 

halka ay ururka mujaahidiinta xamaas ga'bi ahaanba aysan ku sugnayn magaalooyinka magaalada qaza.


wixii warar ka soo kordhaca xaalada dalka falastiin iyo magalada qaza kala soco halkan: https://soomaalijournal.blogspot.com/

hana ilaawin in aad u ducayso walaalaheena dulman ee falastiin


Tags

Post a Comment

0Comments

do leave your comments

Post a Comment (0)